Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Puntland Oo La Filayo In Ay Xukunno Ku Riddo Eedaysanayaal Loo Haysto Al-Shabaabnimo

 


Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Gaalkacyo ayaa la filayaa in ay xukunno ku riddo eedeysanayaal la sheegay in ay ka tirsan Yihiin Dagaalamayaasha Al-Shababaab.

Labo eedaysane lagu kala magacaabo Xasan Muuse Axmed iyo Cabdikhaaliq Warsame Barre ayaa Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka Puntland waxaa ay ku eedeysay in ay ka mid yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab,kuwasi oo sidoo kale la sheegay in ay falal amini darro ka gaysteen Xaafado ka mid ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Puntland Oo La Filayo In Ay Xukunno Ku Riddo Eedaysanayaal Loo Haysto Al-Shabaabnimo

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×