Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Fanaanadii caanka ahayd Khadra Daahir Cige Oo Ku Geeriyootay Hargeysa

 


Fanaanaddii weyneyd ee Soomaaliyeed Khadro Daahir Cige ayaa caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsayd sida ay sheegeen qoyskeedu.

Alle ha u naxariistee marxuumada oo si weyn looga yaqaanay geyiga Soomaaliyeed ayaa sanadkii 1957-dii ku dhalatay magaalada Hargeysa, waxayna fanka kusoo biirtay sanaddii 1974.

Khadra Daahir Cige oo kamid ahayd gabadhihii ugu horeeyey ee fanaaniin noqda ayaa kaalin muhiim ah kasoo qaadatay udub dhexaadna u ahayd fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, bahda Horseed Media waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdey Khadra.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Fanaanadii caanka ahayd Khadra Daahir Cige Oo Ku Geeriyootay Hargeysa

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×