Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

QARDHO: KOOX KU EEDAYSAN DILKII TALIYE CUMAR HIIRAD OO GACANTA LAGU DHIGAY

 


Koox ku eedaysan dilkii Taliye Cumar Hiirad Kaarun ayaa dhammaantood Gacanta Lagu Dhigay sida uu xaqiijiyay Maamulka Gobolka Karkaar.

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan oo si kooban ula hadlay warbaahinta qaar  ayaa sheegay in gacanta lagu hayo koox ka kooban afar nin oo ku eedaysan dilkii Taliyihii Saldhiga degmada Qardho  Cumar Hiirad.

Kooxda loo qabtay dilkii marxuumka ayaa loo gudbiyay xabsiga magaalada Qardho waxaana lagu samaynayaa baaritaan si maxkamad loo horgeeyo.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

QARDHO: KOOX KU EEDAYSAN DILKII TALIYE CUMAR HIIRAD OO GACANTA LAGU DHIGAY

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×