Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

KULAN XALAY DHEXMARAY DENI IYO AXMED KARAASH MAXAA KASOO BAXAY

 


Madaxweyne Siciid Deni iyo madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Garoowe.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in kulanka Labada Mudane lagu dhammaystiray xallinta khilaafkii u dhexeeyay muddooyinkii danbe.

Wararku waxay sidoo kale sheegayaan in labada mudane doonayaan in la dardar geliyo hawlaha dowladda oo gaabis xoogan ka jiro si meesha looga saaro dhaliila muuqda.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

KULAN XALAY DHEXMARAY DENI IYO AXMED KARAASH MAXAA KASOO BAXAY

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×