Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

XOG : M/weynaha Soomaaliya Safar Ku Mari Doona Inta Badan Gobolada Dalka


Madaxweynaha oo ay wehliyaan xubno katirsan dawladdiisa ayaa ujeedada socdaalkiisu tahay arrimaha la xariira sidii ummadda Soomaaliyeed fikradahooda loo ogaan lahaa.
Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisa ka bilaabi doona magaalada Garoowe berri oo kubeegan 8 Jan 2018, wuxuuna Mari Doona Inta badan gobalada Puntland.
Socdaalkan ayaa ah fariin siyaasadeed oo leh saameynteeda, waxaana suuragal ah in ay wafdigu sidaas oo kale taagan qeyb kamid ah gobalka Hiiraan, sidda ay sheegayaan warar madax banaan.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu socdaal kutagi doona xeryaha ciidamada Difaaca ee Puntland, oo uu kala hadli doono sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen in lasoo afjaro kooxaha Argagixisada ee Al- Shabaab.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

XOG : M/weynaha Soomaaliya Safar Ku Mari Doona Inta Badan Gobolada Dalka

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×