Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

SAWIRO: Xagee marayaa Dhismaha Cisbitaalka Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu


waxaa magaalada caluula ee xarunta gobolka Gardafuu ka bilowday oo si habsami leh uga socda dhismaha Cisbitaalka Caluula oo ay gacanta ku hayaan guddi loo xilsaaray dhismaha cisbitaalka


dhismaha Cisbitaalka Caluula ayaa waxaa  hawsha dhismihiisa iyo  hindisihiisa  iyo uruurinta lacagta lagu dhisaayo lahaa Ururka Raascasayr Kulmiye oo ah urur khayri ah oo u istaagay ka shaqaynta horumarinta bulshada iyo deegaankakadib markay Arkeen dayaca iyo adeeg la'aanta ka jirta deegaanka oo aysan jirin cid wax u qabata  waxayna ku guulaysteen inay soo aruuriyaan lacagta Dhismaha Cisbitaalka caluula oo ay ku wareejiyaan guddi ganacsato ah oo fulinaysa hawshaas 

Ururka Ururka Raascasayr Kulmiye ayaa wuxuu 18kii aug 2017 dhaqaalihii loogu talo galay dhismaha cusbitaalka oo dhamaa $45,498.00 oo Dollar  ku wareejiyay Beeldaajiye Ismaaciil Beeldaajiye Yaasiin oo asugu dhiniciisa ku sii wareejiyay  gudi loo xilsaaray dhismaha  Isbitaalka Degmada Caluula 

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka deegaanada Calbari










This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

SAWIRO: Xagee marayaa Dhismaha Cisbitaalka Degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×