Dhulgariir lagu qiyaasay 5 Cabirka Richter ayaa ku dhuftay Gacanka Cadan ee xeebaha Yemen iyo Soomaaliya. Waxaana xarumaha la socodka dhul gariirku ay sheegeen in gelin… Read More
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Fiona Lortan… Read More
Golaha cusub ee wasiiradda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo maalinta sabtida ah ee todobaadka dambe sida warar hoose Lagu helaayoMadaxweynaha iyo raysal wasaarihiisa Xamse C… Read More
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soom… Read More
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka wadahalay sida ay kaa… Read More
Warbaahinta ku hadasha Afka ciidamada Milatariga ee SNA Radio ayaa tabisay in Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Dheere uu Axadii ku geeriyooday deegaan ka tirsan gobolka Sh.Dhexe.Sida… Read More
Xulka kubadda cagta Da’yarta Soomaaliya ayaa cayaarta finalka maanta oo Sabti ah waxa ay isaga hor iman doonaan dhiggooda Koofurta Suudaan.Labadan xul ayaa u soo baxay ciyaarta f… Read More
Xulka dayarta qaranka Soomaaliya ayaa ku guuleystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika kadib guul weyn oo ay ka gaareen xulka dayarta South Sudan. Read More
Xulka dayarta qaranka Soomaaliya ayaa ku guuleystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika kadib guul weyn oo ay ka gaareen xulka dayarta South Sudan.Soomaaliya ayaa bilowga cayaarta… Read More
How to Become a Programmer: A Step-By-Step Guide for 2022Programmers are, in a sense, digital architects who dedicate their careers to designing the tech features and functionalities we all… Read More
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta U baxaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta gobolk… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Awooda militariga soomaaliya oo ka sara martay wadan yurub ah Wasarada Gashandhiga soomaaliyaBogaga Global firepower oo sanad wapba soo saara liiska awoodaha militari ee caalaamk ayaa c… Read More
Wakaallada wararka Raashiya NOVOSTI ayaa sheegtay in diyaarad Helikobtar oo ay leedahay shirkadda UTair Corporation Helicopter lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee caasimadda Soomaali… Read More
Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleys… Read More
War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.Waxa ay sidoo kale shee… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Dr. salah El -Din, ayaa ku dhawaaqay in Shabakada Warbaahinta Haweenka Carabta ay ansixisay ku soo biiritaanka Argsan Badal Ismaaciil oo ka soo jeeda Jamhuuriya… Read More
Soomaaliya iyo Comoros,ayaa aqbalay in ay Madax sare oo korjoogto ah u soo diraan shirka heer Wasiir ee Madasha Negev.Shirkaas,waxaa kaloo kasoo qaybgalaya Maraykanka,Isra’il, Ma… Read More
DOWNLOAD 1XBET APK MOBILE APP FOR ANDROID AND IPHONEIOS
Content
The features of the 1xBet Somalia Android &iOS application
Bet Registration Somalia: How to register in a few steps?
Ciya… Read More
Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More