Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu qaban lahaa doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenk… Read More
Waxaa Si Rasmi ah uga Furmay Deg.Baargaal Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 8aad iyo 12aad Waxa Imtixaanka Si Wada Jir ah u Furay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane C… Read More
Guddiga kumeelgaarka ee doorashooyinka Puntland ee TPEC oo safar shaqo Ku Soo gaaray Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu , ayaa maanta Kulan balaaran la qaatay Maamulka Degmada… Read More
Magaalada Caluula ee xarunta Gobolka Gardafuu waxaa maantay ka furmay Kalfadhiga 17aad ee golaha deegaanka Degmada Caluula kaas oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka socotay Go… Read More
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladd goboleedka Puntland Dr- Jamac Farax Xasan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Bargaal ee Gobolka Gardafu, Safarka waxaa ku wehelinayay… Read More
Baargaal.net::-Wasiirka Caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta Si ballaaran lagu soo dhaweeyay magaalada Taageer ee Degmada Baargaal Gobolka Gardafuu.Wasi… Read More
1 qof ayaa dhintay 2 kalena dhaawac ayaa ka soo gaadhay kadib markii uu danab ku dhacay qoys 7 qof ka koobnaa oo ku dhaqan deegaan u dhexeeya magaalooyinka Oodwayne Iyo Xaaxi ee Somali… Read More
Warbaahinta ku hadasha Afka ciidamada Milatariga ee SNA Radio ayaa tabisay in Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Dheere uu Axadii ku geeriyooday deegaan ka tirsan gobolka Sh.Dhexe.Sida… Read More
Maamulka Isbitaalka degmada #Baargaal ee gobalka #Gardafuu oo iskutashi iskaa-wax u qabso ah Lagu dhisay Dhawaanna qaybtiisii koowaad xariga Laga jaray ayaa ka warbixiyay Qaliinkii ugu hor… Read More
Allaha u naxariistee meydka Maxamed Siciid Cali, oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo uu ku dumay God laga qodo dahabka oo ku yaalla deegaanka Milxo ayaa goor-dhaweyd lasoo saaray.Maxamed Sic… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar loo adeegsaday madaafiic oo dagaal yahanada Shabaab ay saqdii dhexe ee xalay ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Sh.Dhexe.Wararka ayaa intaa… Read More
Caluula: (BAARGAAL MEDIA) :- Wasiirka wasaraadda caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr Jamac Farax Xassan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Caluula ee xarunta Gob… Read More
Wararka naga soo gaarayo xaafadda Suuq liif ee degmada dharkiinleey, ayaa sheegaya in kooxa hubaysan oo Ciyaal weerro ah ay xaafadda ku dileen wiil dhalinyaro ah.Wiilka la dilay ayaa l… Read More
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, taas oo ka dhalatay dil arxan darro ahaa o… Read More
Diyaarad Qaad siday ayaa goordhow ku bur burtay degmada Cabduwaaq ee gobolka Galgaduud, sida xogaha ay sheegayan.Sawiiran taleefanka gacanta lagu qaaday oo la soo bandhiggay ayaa muujinaga d… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Caluula: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Dawlada Puntland Dr. Rashid M. Yusuf oo uu waheliyo Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Eng Abdi Shafi ayaa ka qa… Read More
Munaasabad si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Daahfurayay Saymo Roob Baargaal Stadium ayaa waxaa Ka qaybgalay qaar ka tirsan maamulka degmadda ,Salaadiin Nabadoono Waxgara… Read More
Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta ee ay ku qaadanayaan Kaarka codbixinta.Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid… Read More
Waxaa maalmaha Soo gaaraya Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ururada siyaasada Puntland ee isu diyaarinaya ka qaybgalka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Doorashada Qof iyo cod… Read More
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dabley ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen xero lagu diyaarinayay ciidamadda maamulka Junaland, si ay… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa warar hoose oo ka soo baxaya ilwareedyo ka agdhow Madaxtooyada Puntland sheegayaan in dhawaan uu ku wajahan yahay magaa… Read More
Gudoomiyihii hore ee Maxkamada degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia.Sheekh Maxamuud Caraale ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka… Read More
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay soo badbaadiyeen 46 tahriibayaal ah oo ay ku jiraan soomaali, xilli ay doonayeen inay ku tahriibaan badda.Waxayna bayaan ay so… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah ay ugu geysteen gabar dhalinyaro ah.Dilkan oo ka dhacay xaafada Juungal ee degm… Read More
Wararka naga soo gaarayo magalaada Qardho ee gobolka karkaar ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidanka Booliiska ay gacanta ku dhigeen haweeney la sheegay in ay dishay laba caruur ah oo ay… Read More