Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

DHAGAYSO WARAYSI : Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo ka warbixiyay xaalada guud gobolka


Gudoomiyaha gobolka Gardafuu ee puntland mudane Maxamuud Axmed Caynab Gubsul ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka Gardafuu

Gudoomiyaha ayaa sheegay in isbuucyadii hore cabsi xoogan laga qabay dabaylo Ku dhifta oo dhinacaas iyo cumaan iyo suqadra uga  soo leexda gobolka taasina ilaahay waa ka nabad galiiyay asagoo sheegay in xaaladu aad u degantahay.

Dhinaca kale gudoomiyaha gobolka Gardafuu ayaa sheegay inay hadda Ku suganyihiin caasimada gobolka Gardafuu ee caluula gudoomiyayaasha dhawr degmo iyo saraakiishii ciidamada gobolka oo uu halkaasi uga socday maalmahan shir looga hadlaayay amniga guud ee gobolka iyo kicinta cashuuraha iyo midaynta dakhliga

Halkan hoose ka Dhagayso waraysiga oo dhamaystiran



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

DHAGAYSO WARAYSI : Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo ka warbixiyay xaalada guud gobolka

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×