Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Hay'adda UNICEF oo ka digtay carruurta isticmaasha internetka

Hay'ada dhalaanka aduunka Unicef Ayaa ugu baaqday shirkadaha dhanka tiknoolajiyada in ay qaadaan tillaabooyiin dheeraad ah oo da'yarta loga ilaalinayo waxyeelada internetka.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay sare u kacday caruurta isticmaala bogaga wax lagu qor .
Hay'ada caruurta ayaa imika ku baaqaysa in sare loo qaado aqoonsiyada lagu hubiyo da'da dadka isticmaala internetka.
Warbixinta ay soo saartay UNICEF ayaa soo jeedinaysa in marka caruurta ay isticmaalayaan baraha bulshada ay shirkaduhu ay heerka ugu sareeyaan gaarsiiyaan ilaalinta macluumaadka gaarka ah ee caruurta.
xigasho : BBC Somali service 


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Hay'adda UNICEF oo ka digtay carruurta isticmaasha internetka

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×